Advertisements

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta u anbabaxay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka isu tagga Imaraadka Carabta. Continue reading

Advertisements

Wafdigii ka socday Turkiga oo kormeeray Dakadda Kismaayo iyo Deegaanka Goobweyn.

Wafdiga Turkiga.jpg2Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee Jubbaland, safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, xoghayaha dowladaha hoose ee Turkiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho ku tagay Dekedda magaalada Kismaayo iyo deegaanka Goobweyn oo hoostaga magaalada Kismaayo. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo qeyb ka ah xasilinta Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ayaa leysku afgartay in ay qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta Caesimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo ka tirsan Nabad sugida, booliiska iyo kuwa Milatariga. Continue reading

Wasiirka Amniga oo sheegay in Ciidamada Amniga ay har iyo habeen diyaar u yihiin inay difaacaan Shacabkooda.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalie Maxamed Abuukar Isloow ayaa balan ku qaaday inka shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa wearada Cadowga Soomaliyed ee Al-Shabaab und soo maleegayaan Shacabka Soomaliyed kuna doonayan ine ku qal qal geliyaan amaanka Caasimaddu Horumartay ee Muqdisho. Continue reading

Qaramada Midoobey oo xoojineysa taageerada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay Ayaa Sheegtay in einem Wadi Doonto taagerada Dahinacyada Sahayda Iyo Lacagaha Isugu Jirta Ee Ay Siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda Kala Duwan. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo ka mamnuucday caasimada in lagu dhaxmaro hubka Waa weyn

Ciidanka XDS.jpg6Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid la dadaalaa dhaceysa sugida Amniga magaalada Muqdisho kaddib weerarkii kooxo hubeysan ka geysteen habeennimadii Jimihii ina dhaafay. Continue reading

%d bloggers like this: