Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shakabka dalka Kuwait sanad guuradii 57aad ee ka soo wareagtay xurriyadda dalkas.
Madaxweynaha ayaa Sheegay in Shacabka Soomaliyed ay farxadda la qeybsanayaan walaalaha Kuweyo o dbaal dagayay maalintan qiimaha baan ee xornimada ay ka qaateen gumeystihii Iniiriiska.
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bogaadiyy xiriirka soo jirenka und ee ka dhaxeea labada dal iyo sida martiasta ay uga go’antahay kor u qaadistiisa.
Madaxweynaho oo uga mahad celiyey shacabka iyo dowladda Kuweyt sida joogtada ah ee ay und garab istaagaan Soomaaliya, ayaa und rajeeyey horumar dheeraad ah iyo farxad waarta.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.