Warbixinta ay soo saaray Hey’adda Lacagta Adduunka ee IWF ayaa ku amaantay hat Maaliyadeedka Soomaaliya, iyadoo ku bilowday warbixnteeda: –
Ka Sookow Abaaraha Daran Iyo Weeradda Goos-Gooska ah, Soomaaliya Waxay Ka Fogaatay Hoos und Dhakaale 2017 Kii, Iyadoo taageero ka holeeysa Bulshadda Caalamka Iyo Bulshada Soomaaliyeed.
Mayuladdu si adag Ayey Ula Shaqeynayan Barnaamijka Kormeerka Shaqaalaha (SPM), Waxay Dhaqan Galinayan Isbadallo Adag.
2017 kii, Soomaaliya Waxay Wajahday Abaaro Daran Iyo Weerarro Argagixiso oo goos-goos ah. Isbadaladaasi Waxay Dhaawacen Dhaq-Dhaqaagi Dhaqaalaha, Gar Ahaan Woqooyiga Dalka Iyo Dhulha Baadiyaha Ah, Wachs und Wasser Mee Gaar und Saameeysay Dadaaladii Canshuur Aruurinta Eee Dowladda Bundeska ah ee Soomaaliya.
Si kastaba mamuladdu waa aa ka gudbeen Caqabadahaas, iyagoo kaashanya taageerada jooktada ah ee bullshadda Soomaliyeed iyo Beesha caalamka. Wadanku Wuxuu ka Fogaaday Xasarado.
Marnaba, Dhaaalaha Soomaaliya 2017 ki lagama rajeeynynin Hoos u dhac. Abaarta wadanka ku dhuftay bräunen iyo Dabayaaqadii 2016 ki dib ayaa looga gurtay, laakin wachsame yeelatay sameeyn muuqata, gaar ahaan goobaha nebelnebel. Wachsen soosaarka wadanka (GDP) ayaa la saadaalinayay in der Größe von 1,8% 2017 ki, (2,2 ayuu hoos uga soo dhacay 2016 kii).
Iyadoo ay rixayan Qiimaha saree ee raashinka, Sanadkai oo ah sanadkii Sicir barka ayuu kordhay oouu garay 5,2% Dhammaadka Sanadkii 2017 kii.
Markas, in Yar Oo Miisaaniyad Dheeraad ah Ayaa la Gaaray Dhamaadkii September 2017kii, Xintaa Daqliga Gudaha in Yar Ayuu Hoos Uga Dhacay Bartilmaamedkii Barnaamijka.
Dheeriga $ 3,8 Millionen inti la filayay in Miinsaaniyadda lagu isticmaalo. Markii waqtigu uu dhamaanayay Dezember, Warbixin hor u dhac ah ayaa muujisay in Hirgalinta adag ee Canshuurta, Kana badan inti wadajirka loogu hishiiyay ay caawinmaad ka geeysteen Dheeriga miisaaniyadda ee ku dhawaad ​​$ 1,8 Millionen. Daqliga Maxaliga ah ayaa sidoo Grünkohl la Qiyaasayaa in der Abaaray bartilmaameedkii barnaamijka.
Ka Sokoow Caqabadaha Deegaanka, Dowladda Soomaalja Waxay Ku Dadaashay Hirgalinta Isbedaladda Barnaamijkooda ku xusan.
Warbixinta ay soo sartay Hey’adda Lacagaha Adduunka ee loo yaqaan IMF-ta ayay ugu dambedenti ku sheegtay in 21 kii Juni 2017 ki, IWF mamulkeeda ay meel mariyay 12 Jahre alt kale uu Barnaamijka kormeerka Shaqaalaha uu jirayo inta u dhexeysa Mai 2017-April 2018 -ka.
WD C / laahi Ruush
SomaliSwiss MuqdishoÂ
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.