Golaha Ammaanka oo si buuxda isugu raacay xabad joojin ka hirgash 30 dalka Suuriya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si buuxda isugu raacay qaraar lagu dalbanayo xabad joojin bald nicht muddo 30 cisho ah oo ka dhaqan gasha Suuriya, xilli dagaalada und duqeymaha ka socda dalkaas ay sii xoogeysteen todobaeyadii dambeeyay.

15-ka xubnood ee Golaha ammaanka ayaa und codeeyay qaraarkan, kaasoo ogolaanaya in der gaarsiiyō gargaarka bani’aadanimo iyo mittlere kaafimaad goobaha colaada ka jirto.

Cod du qaadida qaraarkan ayaa dhowr jeer oo hore dib du dhacay illaa khamiistii, iyadoo xubnaha Golaha Ammaanka und ku guuldareysteen inay wachs heshisis ah ka gaaraan.

Ruushka oo xulufo laaah Suuriya ayaa doonayay inuu ist ein yeladoado, hase ahaatee Diblomaasiyiinta reer Galbeedka ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu waqtiga luminayo.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres Ayaa Sheegay in Xalada ka Jirta Bariga Ghouta Inay la Mitte Tahay Sida Dhul Naar oo Grünkohl.

Safiirka Mareykanka und Fadhisa Qaramada Midoobey Ayaa ku Baiqday in Sida Ugu Dhaqsiyahah Badan Loo Fuliyo Xabad Joojinta.

Arrintan ayaa imaaneysa muddo todobaad oo bariga ghouta oo ay gacanta ku hayaan mucaaradka ay ku socdeen duqeymo xad-dhaaf ah oo dowladda Suuriya ku heysay.

SomaliSwiss New York

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: