Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Isgaarsiinta

IsgaarsiintaWasaaradda Boostada, Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyada Ayaa Maanta Shir Wada-Tashi und Qabatay Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed, Kaas Oo Looga Hadlayay Sida Ugu Habboe Ee Loo Hirgelin Karo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Oo La Anssixiyay Sanadkii Hore.

Waxaa shirka lagu soo bandhigay qorshaha dhismaha Hay’adda oo ay ku hawlan yihiin khubaro Soomaali ah, oo farsama ahaan kala talin doona Hay’adda hannaanka dhismaha koowaad.

Maamulaha Machadka Erbe, Mudane C / rashiid Khalif, oo hay’addiisu oo ay shaqo-wadaag yihiin shirkadda caalamiga ah ee Kalba, ay Wasaaradda kala talineyso dhismaha Hay’adda ayaa sheegay in isgaarsiinta Soomaaliya ay maanta haysato fursad qaali ah, sida madax dhinaca Wasaaradda iyo dhinaca Hay’adda oo aqoon iyo karti leh, aqoonyahanno Soomaliyed oo ka shaqeynaya dhmah iyo bahda isgaarsiinta oo heelelan inay la shaqeeyaan.

Ā 

Maareeya Cusub Ayaa und Mahad Celiyay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Wasiirrada, Iao Gaar Aaan Wasiirka Wasaaradda, Md. Eng Cabdi Cashuur iyo ku-xigeennadiisa kalsoonida ballaaran io xilka culus ee ay ku aamineen, wuxuuna ballaqaaday in uu si ammaano leh uga Soo Bixi Doono Masuuliyaddaas Klo Xil Saaray.

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Eng. Caba Cashuur Xasan, Ayaa und Sheegay ka qeybgalayaasha Shirka in Wasaaradda ay Dhaka und Tahay inay mar kastaba la taschato bahda isgaarsiinta sidii loo nidaamin iyo horumarin lahaa isgaarsiinta Soomaaliya und wanaagsanna loogu daryeeli lahaa danta macaamiisha iyo dalkaba.

Sidoo kale wasiirku wuxuu warbixin ka bixiyay waxyaabaha ay Wasaaraddu ka qabatay ansixinta sharkiga, isagoo xusay in hillaha hadda yaalla ee la xiriira disharma Hay’ada Isgaarsiinta Qaranka in den ka culeys yaraan doonin hawshii lagu guuleystay ee ansixinta sharciga.

Ugu dambeentii wasiirka ayaa soo dhoweeyay Mudane Cabdi Sheekh Ahmed, oo Dhowaan uu Golaha Wasiirradu ansixiyay inuu noqdo maareeyihii ugu horreeyay ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, isagoo UGA mahad celiyay madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada kalsoonida ayu aamineen maareyahaha cusub, wuxuuna Ballan Qaaday in Wasaaraddu la Shaqeyn Doon Maamulka Cusub ee Loo Soo Dhisi Doona Hay’adda.

SomaliSwissĀ  Ā  Ā Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: