Warbixintii Ugu Danbeysay Qaraxyadii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ayaa Lagu Lagu Sheegay in Tirada Dhimashada Guud ahaan ay gaartay 30 Rux, Qaraxyadaas Iyo is-rasaaseyntaas Xalay Ka Dhacday Qeybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho.
Dadka ku, dhintay, weararradan, ayaa, isugu, jiray, dad Rayid, Askar, iyo, xoogag, ka, tisanaa, Al-shabaab, oo, weeraray, xarunta, madaxooyada, Soomaaliya.
Xarakada Al-Shabaab Ayaa Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarradaasi Oo Aye Sheegtay in Bartilmaameedkoodu Uu Ahaa Madadoxoyada Iyo Xarunta Nabadsugidda Qaranka.
Qaraxyada ayaa loo adeegsaday gawaara laga buuxiyay waxyaabo qarxa, waxana ka dambeeyay rasaas aad u xoog badan.
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaalieya ayaa sheegay in ay fashiliyeen qaraxyadaasi oo ay tilmaameen in der Mitte ka Mitte ah uu ka dhacay meesha gawarida la dhigto ee hoteelka Dorbin oo horey und ahaan jiray Baar FIAT.
SomaliSwiss   Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.