Advertisements

Guddoomiye Yeriisow oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho.

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxyada oo ahaa kuwo ist xigay oo ka kala dhacay labo goobood ayaa waxaa dadka ugu badan ee dhimaschada iyo dhaawa cca soo gaaray ay ahaayin dad rayid ah.

Guddoomiyaha oo kormeeray qeybaha Kala Duwan ee isbitaalka oo la dhigay dadka Qaba dhaawacyada, Ayaa caafimaad u rajeeyey dadka ay dhibaatadu soo gaartay, isagoo tilmaamay in qaraxyadani ay calaamad u yihiin cadowtinimada baahsan ee ay kooxaha nabad-diidka u hayaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana tacsi tiiraanyo leh Du gehst zu dira dadkii falkaas ku geeriyooday.

Waxaan isbitaalka ku booqanay dhaawacyada ka dhashay qaraxyadii caawa dhacay, waxaana und mahadcelinayaa dhakhaatiirta ku howlllaney qalliinka iyo daweynta. Hay’adaha Amniga Iyo Kuwa Gurmadkana Tür weyayayka qaateen badbaadada shacabka “.Ayuu yiri guddoomiye Yarisow oo intaas raaciyey in qaraxa ka dhacay isgoyska baar FIAT ku soo beegmay xili ay dhalinyaro badan ka yimaadeen xeebta Liido maadaama ay Jimco aheyd.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ayaa Waxaa Booqashada Uu Ku Tagy Isbitallada ku Weheliyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaliya, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyed iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Benaadir.

Ku-dhawaan 30 Jahre alt, aaaa ku geeriyootay qaraxyadii shalay gilgilay magaalada Muqdisho, kaasoo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Kooxda Al-Shabaab.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: