Advertisements

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Buracad badete Soomaaliyeed Ayaa Weerar Ku Qaadday Markab Lagu Magacaabo MT Leopard So, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Kapstadt ee Dalka Koofur Afrika, kaasoo siday Haamo Kiimiko ah.

Krieg Saxaafadeed ay soo saareen Ciudanka ilaalada Xeebaha Sooomaaliae ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in koax Burcad gebadet Soomaali aa Rasaas ist weydaarsadeen Muddo 20 Daqiiqo ah ilalaada Markabkaasi, kuwaas oo sitay Laba Doonyood oo nooca dheereeya ah.

Weararkan oo Sha laytoka Dhacay Meel 160 nautische Meilen (Cabbir Badedeka) und Xeebaha Soomaaliya Ayaanan Geysan Wachs Qasaara ah oo Soo Gaadhay Labada Dhinac.

Xeebaha Daka Soomaaliya Ahaa Sanadihii Ugu Damabeeyay Kasoo Kabanayay Dhaq-Dhaqaaqyada Budhcad Badedda, Waana Weerarkii Ugu Horreeyay Ee Ka Dhaka Biyaha Soomaaliya Tan Iyo Bischii November ee Sanadkii Inna Dhaafay.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: