Advertisements

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hahaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga Mudane Hayrettin Gungor iyo wafdi uu hoggaaminayey. Continue reading

Advertisements

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Isgaarsiinta

IsgaarsiintaWasaaradda Boostada, Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyada Ayaa Maanta Shir Wada-Tashi und Qabatay Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed, Kaas Oo Looga Hadlayay Sida Ugu Habboe Ee Loo Hirgelin Karo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Oo La Anssixiyay Sanadkii Hore. Continue reading

Warbixintii ugu danbeysay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warbixintii Ugu Danbeysay Qaraxyadii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ayaa Lagu Lagu Sheegay in Tirada Dhimashada Guud ahaan ay gaartay 30 Rux, Qaraxyadaas Iyo is-rasaaseyntaas Xalay Ka Dhacday Qeybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho. Continue reading

Guddoomiye Yeriisow oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho.

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Continue reading

Shirkii Wasiiradda Beeraha Qaarada Afrika iyo FAO oo lagu soo gaba-gabeeyay dalka Suudaan.

Waxaa magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo Beeraha ee (FAO). Continue reading

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Buracad badete Soomaaliyeed Ayaa Weerar Ku Qaadday Markab Lagu Magacaabo MT Leopard So, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Kapstadt ee Dalka Koofur Afrika, kaasoo siday Haamo Kiimiko ah. Continue reading

%d bloggers like this: