Ciidamada Ilaala Madaxtooyada oo Caawa ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in lagu waxyeeleyo Madaxtooyada.

Ciadamada Xoogga Dalka, Gaar Ahaan Ilaalada Madaxooyada Qaranka Ayaa Caawa Soo Afjaray Howlgallo Ai Kaga Hortageen Dhagar Qabayaal ka Tirsan Maleshiyada Al-Shabaab Oo Weerar Ku Soo Qaaday Baro Koontarool Oo Laga Soo Galo Madadooyada.

In der Tat, in der Lage, um zu sehen, so dass die Shan ka Tirsan Al-Shabaab oo soo Xirtay Darees loo ekeysiiyay Kuwa ciidamada Amniga, Waxaana Labo ka Mitte ah lagu Dilay bar Koontarool oo ciidamadu ay ku Leyihiin Taalada Sayidka, halkaasi und so weit wie möglich ay ciidamadu ka shakiyeen.

Gai walxaha qaraxa lagu soo xiray oo ay wateen maleeshiyada ayaa ku qarxay meel und dhaw Taalada Dhagaxtuur, kaasi oo ay ciidamada jooga Sayidka ku guuleyteen inay taayarada ka banjariyaan ka hor inta aa ka soo gudbin halkaasi, waxaana saddexdii kale ee gaariga saarneyd lagu toogtay aga gaarka Hotel Siyaad, Kuwaasi Oo Doonayay Inay Xoog Ku Soo Maraan Barciidan Oo GrĂĽnkohl.

Qasaara Weerarkii Caawa Ayay Laamaha Amaanka Ku Sheegeen Inay Gaareyso 10 QoF oo Shan Ka Mitte der Ay Yihin Mingeshiyaadka Al-Shabab, Halka Shanta GrĂĽnkohl ay Ahaayeen Shacab Goobahaasi Ka Agdhawaa.

Dhina kale qarax ayaa isna ka dhacay goobta baabuurta la dhigto oo ku taala Hotelka Dorbin ee Degmada Shibis, kaasi oo sababay qasaaro iusug jira dhimasho iyo dhaawac.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: