Advertisements

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in Haweenka la’aantood ay dawladdu shaqeyn karin, waayo waa laf-dhabarka bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyy kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin hor-u-socodka Caasimadda.

Duqa Muqdisho Ayaa Xaqiijiyey in Wada Shaqeynda Dhow Ee Ka Dhaxeysa Haweenka Soomaaliyeed ist eine Frau und eine Frau in der Nähe von Caasimadda Iyo Guud Ahaan Gobolka Benaadir.

“Haweenka la’aantood, dawladda ma shaqeyn kamwawaayo waa laf-dhabarka bulshada, kaalintiinuna waa mid muhiim ah maadaama aad sidoo kale tür wyn ka ciyaiari karta horumarka io dishmaha dalka. Idinkoo adeegsanaya fursadahaas waa in aa ka shaqeysaan sidii loo heli lahaa ummaad midaysan oo ka fekeraysa mustaqbalka dalka iyo dadkooda “.Ayuu yiri Guddoumiye Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.

Qaar kamid ah Haweenkii kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyey Guddoomiyahaha sida ay uga go’an tahay in der Tür muhiim ah ay ka ciyaaraan maamulka siyaasaddda dalka, isla markaana und diaryar yihiin in ay ka qeyb qaataan horumarinta bulshada ku nool Caasimadda.

Eng.Yarisow ayaa ugu baaqay bullshada gobbla Benaadir in ay ka wada qeyb qaatan Todobaadka Nadaafadda oo ku beagan bil walba dhammaadkeeda, kaas oo dhaqan soo jireen und ah daadallada bilicda iya nadaafadda ee ay sida wada jirka ah uga shaqeeyaan bulshada iyo mamulka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: