Guddiyada Maaliyada iyo Ganacsiga oo sharci darro ku tilmaamay canshuurta lagu soo rogay ganacsatada

Guddiga Maaliyadda.png2Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci Darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda, taasoo dhalisay khilaaf keenay inuu hakado ganacsigii Suuqa Bakaraha iyo dhaq dhaqaaqii Dekeda Muqdisho.

Qoraalka ka soo baxay labada Guddiga:Guddiga MaaliyaddaGuddiga Maaliyadda.png1

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: