Advertisements

Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay magaalada Muqdisho iyo Gobollada Dalka Soomaaliya.

Afka hooyoRa’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad walba 21-ka Febraayo la qabto. Continue reading

Advertisements

Guddiyada Maaliyada iyo Ganacsiga oo sharci darro ku tilmaamay canshuurta lagu soo rogay ganacsatada

Guddiga Maaliyadda.png2Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci Darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda, taasoo dhalisay khilaaf keenay inuu hakado ganacsigii Suuqa Bakaraha iyo dhaq dhaqaaqii Dekeda Muqdisho. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in Haweenka la’aantood ay dawladdu shaqeyn karin, waayo waa laf-dhabarka bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyy kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin hor-u-socodka Caasimadda. Continue reading

%d bloggers like this: