Madaxweyne Farmaajo oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dalka Spain.

Farmaajo iyo SpainMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraqaha Aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Spanien u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Continue reading

Dowladda Holland oo sheegtay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay kala soo baxeysa.

 

Dowladda Niederlande, Ayaa Ku Dhawaaqday in AY ka Baxday Howlgalka Dhinaca Amaanka ah ee Uu Midowga Yurub ka Wada Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada Booliska Britain oo gacanta ku dhigay nin isku dayey in uu dilo Gabar Soomaali ah.

Booliska BritainSaraakiisha Booliiska magaalada Leicester City ee UK waxaa ay gacanta ku dhigeen nin magaciisa lagu sheegay Moore oo doonaayay in uu dilo Gabar Soomaaliyeed oo ka mid ah Soomaalida kunool halkaasi. Continue reading

R/wasaare kuxigeenka DFS oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaraddaha Aminga iyo Maaliyadda iyo Bangiga dhexe.

Mahdi.jpg4Ra’iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisalwasaaraha Md. Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla xisaabtanka ee Xukuumadda ayaa saaka kormeer shaqo ku tegey qaar kamid ah Xafiisyada hay’adaha laamaha dawladda, waxaana uu booqday Wasaaraddaha Aminga, Maaliyadda iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Continue reading

wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Caawa Fidkii Gaaray Magaalada Abu Dhabi Ee Dalka Isu Tagga Imaraadka Carabeta, Halkaas oo und Bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadan donta.
Continue reading

Caasimadda dalka Uganda oo lagu qaban doono shir ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha UgandaDowladda Dalka Uganda Ayaa Sheegtay in bisha März 2deeda ay marti Gelin Doona Shir gaar ah oo ay yeelanayaan Madaxda dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee Heulen galka Midowga Afrika (AMISOM). Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta u anbabaxay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka isu tagga Imaraadka Carabta. Continue reading

Wafdigii ka socday Turkiga oo kormeeray Dakadda Kismaayo iyo Deegaanka Goobweyn.

Wafdiga Turkiga.jpg2Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee Jubbaland, safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, xoghayaha dowladaha hoose ee Turkiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho ku tagay Dekedda magaalada Kismaayo iyo deegaanka Goobweyn oo hoostaga magaalada Kismaayo. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo qeyb ka ah xasilinta Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ayaa leysku afgartay in ay qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta Caesimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo ka tirsan Nabad sugida, booliiska iyo kuwa Milatariga. Continue reading

Wasiirka Amniga oo sheegay in Ciidamada Amniga ay har iyo habeen diyaar u yihiin inay difaacaan Shacabkooda.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalie Maxamed Abuukar Isloow ayaa balan ku qaaday inka shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa wearada Cadowga Soomaliyed ee Al-Shabaab und soo maleegayaan Shacabka Soomaliyed kuna doonayan ine ku qal qal geliyaan amaanka Caasimaddu Horumartay ee Muqdisho. Continue reading

Qaramada Midoobey oo xoojineysa taageerada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay Ayaa Sheegtay in einem Wadi Doonto taagerada Dahinacyada Sahayda Iyo Lacagaha Isugu Jirta Ee Ay Siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda Kala Duwan. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo ka mamnuucday caasimada in lagu dhaxmaro hubka Waa weyn

Ciidanka XDS.jpg6Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid la dadaalaa dhaceysa sugida Amniga magaalada Muqdisho kaddib weerarkii kooxo hubeysan ka geysteen habeennimadii Jimihii ina dhaafay. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xuriyadda u diray dowladda iyo shacabka dalka Kuweyt.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shakabka dalka Kuwait sanad guuradii 57aad ee ka soo wareagtay xurriyadda dalkas. Continue reading

Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

IWFWarbixinta ay soo saaray Hey’adda Lacagta Adduunka ee IWF ayaa ku amaantay hat Maaliyadeedka Soomaaliya, iyadoo ku bilowday warbixnteeda: – Continue reading

Golaha Ammaanka oo si buuxda isugu raacay xabad joojin ka hirgash 30 dalka Suuriya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si buuxda isugu raacay qaraar lagu dalbanayo xabad joojin bald nicht muddo 30 cisho ah oo ka dhaqan gasha Suuriya, xilli dagaalada und duqeymaha ka socda dalkaas ay sii xoogeysteen todobaeyadii dambeeyay. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hahaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga Mudane Hayrettin Gungor iyo wafdi uu hoggaaminayey. Continue reading

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Isgaarsiinta

IsgaarsiintaWasaaradda Boostada, Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyada Ayaa Maanta Shir Wada-Tashi und Qabatay Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed, Kaas Oo Looga Hadlayay Sida Ugu Habboe Ee Loo Hirgelin Karo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Oo La Anssixiyay Sanadkii Hore. Continue reading

Warbixintii ugu danbeysay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warbixintii Ugu Danbeysay Qaraxyadii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ayaa Lagu Lagu Sheegay in Tirada Dhimashada Guud ahaan ay gaartay 30 Rux, Qaraxyadaas Iyo is-rasaaseyntaas Xalay Ka Dhacday Qeybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho. Continue reading

Guddoomiye Yeriisow oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho.

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Continue reading

Shirkii Wasiiradda Beeraha Qaarada Afrika iyo FAO oo lagu soo gaba-gabeeyay dalka Suudaan.

Waxaa magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo Beeraha ee (FAO). Continue reading

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Buracad badete Soomaaliyeed Ayaa Weerar Ku Qaadday Markab Lagu Magacaabo MT Leopard So, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Kapstadt ee Dalka Koofur Afrika, kaasoo siday Haamo Kiimiko ah. Continue reading

Ciidamada Ilaala Madaxtooyada oo Caawa ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in lagu waxyeeleyo Madaxtooyada.

Ciadamada Xoogga Dalka, Gaar Ahaan Ilaalada Madaxooyada Qaranka Ayaa Caawa Soo Afjaray Howlgallo Ai Kaga Hortageen Dhagar Qabayaal ka Tirsan Maleshiyada Al-Shabaab Oo Weerar Ku Soo Qaaday Baro Koontarool Oo Laga Soo Galo Madadooyada. Continue reading

KulamadiiGuddiga Doorashooyinka ee wada-tashiyada dad-weynaha ee doorashooyinka 2020 oo la soo gabagabeeyay.

G. Doorashada.jpg1Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho e Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisoow ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Continue reading

Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay magaalada Muqdisho iyo Gobollada Dalka Soomaaliya.

Afka hooyoRa’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad walba 21-ka Febraayo la qabto. Continue reading

Guddiyada Maaliyada iyo Ganacsiga oo sharci darro ku tilmaamay canshuurta lagu soo rogay ganacsatada

Guddiga Maaliyadda.png2Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci Darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda, taasoo dhalisay khilaaf keenay inuu hakado ganacsigii Suuqa Bakaraha iyo dhaq dhaqaaqii Dekeda Muqdisho. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in Haweenka la’aantood ay dawladdu shaqeyn karin, waayo waa laf-dhabarka bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyy kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin hor-u-socodka Caasimadda. Continue reading

Dagaal Cir iyo dhul ah oo ka dhacay nawaaxiga degmada Jamaame.

Warara ka imaanaya degmada Jamaame ee gobbolka Juba Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan walla la aqoonsanin ay waaberigu Talaadada Maanta warar burburiyeen Saldhig Ururka Al-Shabaab halkaasi ku lahaayeen. Continue reading

%d bloggers like this: