Advertisements

Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray dalka Switzerland

Kheyre Switzerland.jpgRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre io Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Schweiz, halkaasi oo ka qeyb galaya shirka dhaqaallaha Adduunka.

Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada dalkaasi iyō sidoo kohl Soomaalida kunool dalkaasi.

“Aniga Iyo Wefdi Ballaaran Oo Aan Hoggaaminayo Ayaa Gaarnay Dalka Schweiz Si ​​Aan Uga Qeyb Galno Shirka Madasha Dhaqaalaha Adduunka Oo Si Rasmi Ah Naloogu Soo Casuumay” Ayuu Yiri Kheyre.

Waxaa uu intaasi kusii daray hadalkiisa “Koboca Dhaqaalaha Dalka waa ahmiyadda u horreysa ee xukuumaddayda, si dhaqaalaha dalku kor loogu qaadana waa Inaan xiriir wanaagsan oo ku dhisan isla xisaabtan iyo daah-furnaan la sameynaa adduunyada”

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: