Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Xarunta Baarlamaanka Galmudug ay tahay Cadaado.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala hadlay Tabashooyin ay qabeen.

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhageystay Warbixinta Odayaasha Iyo Waxgaradka Ayaa und Sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Diyaar und Tahay in ay qanciso cid Kasta oo Tabasho qabta, Wuxuuna ku Dhawaaqay in Magaalada Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Odayaasha iyo Wachsaradka la kulmay Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay Soo jeedintiisa, Wachsmais cahamed caliyeen sida Madaxweynahua uu diyaar ugu yahay qancinta dadka tabashooyinka qaba.

Dhinaca Kohl Madaxweyne Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado Oo Dib und seine Lagu sameynayo.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axtmed Ducaale Geel Xaaf iyo Masuuliyiin oo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabada dhagax dhiga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado.

SomaliSwiss Cadaado

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: