Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib khilaaf siyaasadeed oo soo ifbaxay.

 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa dibuug laabtay degmada Cadaado kaddib khilaaf siyaasadeed oo ifbaxay.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu kula kala duwan la qaato odayaasha iyo waxgaradka degmada Cadaado ee ka soo horjeestay heshiiskii dhawaan ay gaareen madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna ee ka dhacay degmada Dhuusa-Mareeb.

Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Cadaado ayaa wata shuruudo adag, ist in Cadaado la cadeeyo maqamkeeda, maadaama ay meesha ka baxeyso inay sii ahaato xarunta KMG, iyadoo loo guuray caasimadii Maamulka ee Dhuusamareeb.

Odayaasha deegaanka ayaa sidoo kalea tabasho ka qaba habka awood qeybsiga ee maamulka Galmudug iyo dowladda Dhexe oo bienesha aanay wachs xil muhiim ah ku laheyn, sidoo kale ay weyssay in Cadaado sii ahaato xarunta maamulka oo markii hore KMG aheyd.

Lama oga sida madxweynuhu und wajihi doono khilaafka adag soo kala dhaxgalay durbaba odayaasha Cadaado iyo mamulka Galmudug.

Dhinaca Grünkohl Madaxweyne Farmaajo Ayaa Lagu Wadaa Inuu Cadaado Uga Sii Gudbo Degmada Hobyo, Halkaasoo und Kuo Soo Afjari Doono Socdaalkiisa Qaatay Mudada Labada Todobaad Ka Badan.

SomaliSwiss Cadaado

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: