Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Xarunta Baarlamaanka Galmudug ay tahay Cadaado.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala hadlay Tabashooyin ay qabeen. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib khilaaf siyaasadeed oo soo ifbaxay.

 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa dibuug laabtay degmada Cadaado kaddib khilaaf siyaasadeed oo ifbaxay. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray dalka Switzerland

Kheyre Switzerland.jpgRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre io Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Schweiz, halkaasi oo ka qeyb galaya shirka dhaqaallaha Adduunka. Continue reading

%d bloggers like this: