Advertisements

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir aan caadi ahayn ee Ururka Islaamka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iska’shiga Caalamiga HE Amb. Ahmed Isse Awad Ayaa Uga Qeybgalay Magaalada Jeddah Eee Boqortooyada Saudi-Arabien Shir Gaar ah oo WasiRiara Arrimaha Dibadda Wadamada Islaamka ay kaga taschanyin gantaal baalistik ah oo fallaagada Xuutiyiinta und la Beegsadeen Caasimadda Riyadh.

Wasir Axmed Ciise Cawad ayaa khudbad ku baxaysay Afka carabiga ka jeediyay shirkaasi, isaga oo sheegay in soomaliya ay barbar taagan tahay dowladda sacuudiga, ayna si kulul u cambaareyeyneyso falka cadowtooyada leh ee xuutiyiintu ku wärmeren dalkaasi, waxanaa soo jeediyay und dhibaatooyinka ka jira dunida muslimka loo xaliyo ay laga Maarmaan tahay isbahesi dhab ah oo taabbagal ah.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskajajka Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axtmed Ciise Cawad, Waxa uu kulamo kala gaar aa kula yeeshay Jeddah Wasiirada Arrimaha Dibadda Djibouti SE Herr Mahmoud Ali Youssouf, Saudi-Arabischer SE Herr Adel Al-Jubeir, Malediven SE Dr. Mohamed Asim Iyo Wasiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Sudan SE Herr Hamid Mohamed E. Muttaz.

Wasiirku waxa kale oo uu kulmay Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yousef bin Ahmad Al-Othaimeen iyo Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaamka Herr Bandar Hajjar.

Kulamadaasi oo Wasiir Cawad Kala Hadlay Mas’uuliyiintaasi Kala Duwan Danaha Soomaaliya Iyo Dhinacadaadaa Wadaagaan Ayaa Muujiyay Sida Dalkiisu Ugu Diyaar Yahay Maalgeshi Kadib Hanaqaadkiisa Siyaasadeed Iyo Ammer Ammaan.

SomaliSwiss     Jeddah

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: