Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta u anbabaxay dalka Switzerland.

 

Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ayaa Goor Dhaw Oo Maanta Ah und Anbabaxay Magaalada Genf Ee Dalka Schweiz, Halkaasoo Uga qeyb Galaya Shirka Dhaqaalaha adduunka.

Kulanka ka furmaya magaalada Genf ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madax ka socota Qaraadda Afrika, waxaana und gaar ah looga hadli donaa kobaca dhaqaalaha adduunka iyo sidii loo taageeri lahaa dalalka soo koraya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre Ayaa Lagu Wadaa in Uu Shirar Gaar Gaara Ah La Madatda Ka Qeyb Galeysa Kulanka.

Saraakiisha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Sheegay in Shirkan Uu Yahay Mitte Muhiimad Gaar Ahu Leh Soomaaliya, Maadaama und Ku Jirto Dalalka Yar Ee Afrika ka Tirsan ee lagu casuumay shirka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhowaan dib u habeyn ku sameysay nidaamka Canshuuraha dalka, taasu ka qeyb qaadan kara in dhaqaalaha Soomaliya uu kor u kaco.

   SomalSwiss Muqdisho

   SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: