Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay Culumada iyo Odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Kulama Wadatashi und Kula Qaatay Magaalada Caabudwaaq Culumada Iyo Yodaayha Dhaqanka Ayaa Ugu Baaqay in Ay Dardargeliyaan Kaalinta Ay Ku Leeyihiin Nabadeynta Iyo Dib Sie Heshisitinta Bulshada deegaanka.

Madaxweynaha Ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay As-As u yihiin arrimaha DIB uh eshiisiinta, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen samatabixinta Dalka, balse haatan Looga fadhiyo dhameystirka dadaallaadaas iyo sidii ay u horseedi lahaayeen xaqiijinta Bulsho mideysan oo u jiheysan dhanka horumarka iyo Wachses WADA qabsiga.

Kaddib ist XOG wareeysi ku saabsan caqabadaha la xiriira DIB u heshiisiinta magaalada Caabudwaaq iyo talooyin ay soo jeediyeen waxgaradka uu la kulmay Madaxweynuhu, waxa ay isla garteen sidii loo yagleeli lahaa Guddi ka shaqeeya nabadeynta iyo wadashaqeynta odayaasha dhaqanka magaalada Caabudwaaq iyo deegannada hoos yimaada.

Sidoo Grünkohl, Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Gaar ah La Qaatay Culimada Ayaa Bogaadiyy Kaalinta Ay Ku Leeyihiin Wacyigelinta Bulshada Deegaanka, Isagaoona Ku Ammaanay Sida Ay Ugu Taaganyihiin Joojinta Coolaadaha Iyo Khilaafaadka Hareyayay Nolasha Iyo Horumarka Bulshada.

Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan idiin wadnaa fursad aad ka faa’ideysan kartaan. Fursaddaasi waxa ay tahay inaan idiin keenno adeegyadii ay magalaada und baahnayd, adeegyadaasna ma imaan karan hat haddii ay magaaladan kala qeybsantahay.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalieya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo maalinkii saddexaad ku sugan magalaada Caabudwaaq ayaa wada dadaallo io wadatashiyo ku saabsan dardargelinta hawlaha dib und heshisiinta iyo nabadeynta oo saldhig und ah qorshaha socdaalka uu ku maray qeybo ka Mitte ah gobollada dalka.

SomaliSwiss Caabudwaaq

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: