Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo la kulmay guddoomiyihii hore Mudane Taabit Cabdi Maxamed

Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho guddoomiyaha cusub ee golokka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed.

Kulan ayaa waxaa ka qeybgallay Wasiiro, Taliyeyaal, iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. C / raxman Yariisow ayaa caawa gurigiisa ku bouqday Guddoomiye Taabid Cabdi, Waxanaana dhex maray kulan uu albaabada u xirnaa.

Labada Dhinac Ayaa ka Wada Xaajooday Sidii Loo Soo Afjari Lahaa Xiisada, Islamahaana Labada Dinaac Uga Wada Hadli Lahaayin Ka Bixida Xilliga Kala Guurka Ee Uu Galay Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Cusub Iyo Guddoomiyaha Xilka Laga Qaaday Ayaa Isku Afgartay in Munaasabadda Xil Wareejetta und Sie Dhacsa Si Habsami Leh.

Taabid Cabdi Maxamed Ayaa Dib Ugu Laabanayo Xarunta Gobolka Banaadir, und Sie sind in der Lage, Xil Wareejinta, Iyadoo Lagu Wado in Uu Magacaabo Guddi Xil Wareejin Oo Dhankiia Ka Socada.

Waxaa xubnaha kulanka qeyb ka Mitte ahaa Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Boostada Eng. Canshuur, Wasiir ku xigeenka Dekedaha Cusmaan Daalo, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida

SomalSwiss Muqdisho

            SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: