Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay Culumada iyo Odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Kulama Wadatashi und Kula Qaatay Magaalada Caabudwaaq Culumada Iyo Yodaayha Dhaqanka Ayaa Ugu Baaqay in Ay Dardargeliyaan Kaalinta Ay Ku Leeyihiin Nabadeynta Iyo Dib Sie Heshisitinta Bulshada deegaanka. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir aan caadi ahayn ee Ururka Islaamka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iska’shiga Caalamiga HE Amb. Ahmed Isse Awad Ayaa Uga Qeybgalay Magaalada Jeddah Eee Boqortooyada Saudi-Arabien Shir Gaar ah oo WasiRiara Arrimaha Dibadda Wadamada Islaamka ay kaga taschanyin gantaal baalistik ah oo fallaagada Xuutiyiinta und la Beegsadeen Caasimadda Riyadh. Continue reading

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo la kulmay guddoomiyihii hore Mudane Taabit Cabdi Maxamed

Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho guddoomiyaha cusub ee golokka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta u anbabaxay dalka Switzerland.

 

Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ayaa Goor Dhaw Oo Maanta Ah und Anbabaxay Magaalada Genf Ee Dalka Schweiz, Halkaasoo Uga qeyb Galaya Shirka Dhaqaalaha adduunka. Continue reading

Golaha Horumarinta Qorsheynta Qaranka oo maanta shir uga furmay Muqdisho.

QoorsheyntaGolaha Horumarinta Qorshaha Qaranka Soomaaliyeed  ayaa maanta shirkooda caadi ahaa ee bishii mar ay isugu  yimaadaan ku yeeshay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirada Qorsheynta Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Dowladda dhexe. Continue reading

%d bloggers like this: