TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Tacsi Abdi MuminInaa lilaahi Wa inaaa ilayhi raajicun, ( GEERIDU WAA XAQ).

Anigoo ku hadlayo magaca reer Haji Nur Yarow, Waxaan Halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Reerkii iyo eheladii uu ka tagay Marxuum Abdi Mumin, Allaha u naxristee oo shalay ku geeriyoday wadanka Tansania.

Sidoo kale waxaan tacsi u direynaa Dr. Abdullahi Hussein Abdi io Prof. Mohamed Hussein Abdi (Haaji buube).

Waxaana Marxuumka Alle Alle uga baryeynaa Inuu janadiisa Firdowsa ka warabiyo. 

Eheladii uu ka tagayna samir iyo iiman ka süyo 

Aamiin Aamiin Aamiin.

SomaliSwiss   Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: