Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socdaalka nabadda io dib heshisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmada Cabudwaaq.

Madaxweynaha oo saaka kasoo ambabaxay magaalada Guriceel ayaa isaga io wafdigiisa waxaa und diirran loogu soo dhaweeyay Degmada Balanballe, Xeralae iyo Huurshe oo ka tirsan gobolka Galguduud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ayaa und Mahadceliyey Dhammaan Shacabkii Isugu Soo Baxay Deegaannada Uu Socdaalka Ku Soo Maray, Isagonien Kula Dardaarmay in Ai Ilaashadaan Midnimadooda Iyo Wada Jirkooda.

Madaxweyne Farmaajo oo goob fagare ah kula hadlay shababka ku dhaqan magalaada Cabudwaaq ayaa yiri “Waxa uu soaaalkeennu yahay nabadeeyn io dib heshisin taas oo ay calaamad tahay midowga Ahlu Sunna io Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaan ku faraxsanhy sida und labada dhinac isugu tanaasuleen. Runtii taas waa Wachs Lagaga Dayan Karo und Ayna Tahay in Ay magaaladan ka bilaabato. “

Madaxweynaha Oo Safar Kusoo Maray Degmada Balanballe, Xeralae Iyo Huurshe Ayaa und Sheegay Shacabkii Isugu Soo Baxay Soo Dhaweyntiisa in Horumar Kasta Oo Laga Hirgelinayo Deeaannadan Uu Ku Xiranyahay Sida Ay Uga Wada Shaqeeyaan Nabadda Iyo Dib Sie Heshiisiinta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa labadii toddobaad ee u dambeysay waxa uu socdala ku marayey qeybo ka Mitte von Goballada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguduud, isagoona und kuur galayey baahiyaha nololeed ee bullshada ku dhaqan gobolladaas.

Soccaalka maanta waxaa Madaxweynahu ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Mudane Axtmed Ducaale Geel Xaaf, Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Maxamed Xaashi Carrabeey, Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan, Xildhibaanno heer Federaale Iheo Dowlad Goboleed, Wasiirro iyo masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo.

SomaliSwiss Caabudwaaq

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: