Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda degmada Hobyo.

Madaxweynaha dowladda Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdigii uu Hoggaaminayey ayaa Maanta Ku wajahan Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Soomaaliya io wafdigiisa ayaa ka baxaya degmada Caabud-waaq oo ay xalay ku hoydeen, waxanaana wararak la helayo ay sheegayaan in uu xerga ka jari doonohishama dekadda magalaada Hobyo.

Safarka Madaxweynahu uu ku Tagayo Magaalada Hobyo ayaa Waxaa ku Wehlinaja Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Waijo xildhibaanka ka tirsan dowladda federaalka Galmudug iyo xubno kale.

Magaalada Hobyo waxaa ka socda diyaargarow baalaran oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya io wafidgiisa, waxaana wadooyinka xardhay calanka Soomaaliya.

Waxaa la filayaa marka uu madaxweynaha tago magalaada Hobyo iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Oo ay ugu horeeyaan Haweenka iyo dhalinyarada.

SomaliSwiss       Hobyo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: