Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banadir Taabit Kabdi Maxamed oo ka hadlay markii ugu horeysay khilaafka sababay xil ka qaadistiisa ee soo kala dhaxgalay isaga iyo madaxtoyada Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafkaa ay asal und ahaayeen labo qodob oo kaliya.
Taibit Ayaa Sheegay in Qodobka Ugü Horeeya Ee Khilaafka Keenay Uu Ahaa Xasiloonida Caasimada Oo Sida Uu Sheegay Aheyd Arin Si Guud Iyo Si Gaar Ahba A Baiahan Nabadoonnimo Iyada La Ilaaliyo Nabada Iyo Sarantha Sharciga.
Qudobka labaad ayuu ku sheegay shirkii wadatashiga ee nabada iyo ho m hararna gobolka Banaadir oo ahaa shir dhinaca kale bandhig u ahaa Aragtida dadka reer Muqdisho ee ku aadan Adeegyada Aas-aasiga ah, hormarinta dhaqaalaha, aamniga iyo arimaha siyaasada oo ay ugu horeyso matalaada Dastuigura ah Saddexda milyan Ka Maqan.
” Shacabka 3Milyan ah ee ku dhaqan caaÅŸimada waxaa naga wada saaran waajiib Soomaalinimo ah ayuu yiri ” Taabit Cabdi Maxamed.
“Madaxda qaranka waa rag aan soo wadashaqeynaya halgan dheerna aan soo gallanay go’aano matiiri ahna aan soo wada gaarnay,” ayuu ku yiri hadalküisa sii raaciyay Taabit.
Taabit Marnaba Shirkiisa Jaraa’id Kuma ist Soo Hadal Qaadin Warehegeidii Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Ee Lapa Joojiyay Bixinta Iyo Iibinta Dhulka Dowladda Oo Qeyb Wey Ka Aheyd Khilaafka Sababay in Uu Xilkiisa Ku Waayo.
Waxaa uu ku baaqay si loo ilaaliyo xasiloonida loo bahahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan xayiraada looga qaado xarunta dowladda hoße ee Xamar, isaga oo dhinaca kalan sheegay in uu magacaabayo guddi ka shaqeyn doona xil warejinta.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.