Advertisements

Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banadir oo ka hadlay markii ugu horeysay khilaafka sababay xil ka qaadistiisa.

TaabitGuddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banadir Taabit Kabdi Maxamed oo ka hadlay markii ugu horeysay khilaafka sababay xil ka qaadistiisa ee soo kala dhaxgalay isaga iyo madaxtoyada Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafkaa ay asal und ahaayeen labo qodob oo kaliya. Continue reading

Advertisements

Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho

Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C / raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka socota magalaada Muqdisho gaar ahaan Maqaayadda Xeebta Liido. Continue reading

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Tacsi Abdi MuminInaa lilaahi Wa inaaa ilayhi raajicun, ( GEERIDU WAA XAQ).

Anigoo ku hadlayo magaca reer Haji Nur Yarow, Waxaan Halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Reerkii iyo eheladii uu ka tagay Marxuum Abdi Mumin, Allaha u naxristee oo shalay ku geeriyoday wadanka Tansania. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda degmada Hobyo.

Madaxweynaha dowladda Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdigii uu Hoggaaminayey ayaa Maanta Ku wajahan Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socdaalka nabadda io dib heshisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmada Cabudwaaq. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u magacaabay gobolka Banaadir guddoomiye Cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa gor dhaw warepto uu soo saaray u magacaabay guddoumiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horay u ahaa Wasiirka Warfaafinta. Continue reading

Xarunta maamulka gobolka Banaadir Oo Ciidamo Ilaalisa la geeyey.

Xarunta dowladda HooseXarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa la geeyey Ciidamo Ilaalisa oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, kuwaas la sheeegay in ay sugayaan Amniga xarunta. Continue reading

%d bloggers like this: