Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C / laahi Maxamed Farmaajo ist ein wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ku wajahan magalaada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud, waxanaana Deegaanka ka socona soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayo.
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ist ein souveräner Loogu Soo Dhaweeyey Deegaankaasi, wie auch ein halkaasi sooo Dhhaweeyeen Maamulka Iyo Qeybaha Bulshada Deegaankaasi.
Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa Baldachin Galamudug Axtmed Ducaalle Geal Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galamudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan dowladda iyö Galmudug iyo xubno kale.
Magaalada CaabudWaaq waxaa ka socda diyaar garoow aad und baalaran oo ku aadan soo dhaweunta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafidgiisa, waxaana wadooyinka waa wyn lagu xardhay Calanka Soomaaliya iyo sawirka madaxweynaha.
Waxaa la filayaa marka uu madaxweynaho tago magaalada Caabud-Waaq in uu kula la qaato qeybaha kala duwa ee bullshada oo ay hueyeyaan Waxagaradka iyo Dhalinyarada.
Ammaanka Magaalada Caabud-Waaq ayaa si aad ah loo adkeeyay, ciidamo horu-dhac ah safarka Madaxweynaha ayaa gaaray Caabudwaaq.Â
SomaliSwiss Caabudwaaq
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.