Advertisements

Magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odayaal iyo waxgaradka soo jeeda beellaha gobolka Banaadir.

Muqdisho Km4Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odajaal io waxgaradka soo jeeda beellahu abtirsada golokka Banaadir, kaddib wareegeidii dhawaan ka soo baxdays madaxtoyada Soomaaliya ee lagu joojiyay iibinta iyo bixinta dhulka danta guud.

Odayaal ku shiray magalaada Muqdisho ayaa sheegay im Waeregtada ka soo baxdays madaxooyada Soomaaliya aysan aheyn sida klo dhigay laakiin la doonayo in cadaadis lagu saaro islamarkaana sumcada looga dilo guddoumiyaha gobolka Banaadir,

Ciudamo ka tirsan dowladda Soomaliya ayaa saakay xireen jidadka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho kaddib markiiuu soo baxay war ku saabsan dibadbax looga soo horjeedo khilaafka gobolka Banaadir iyo madadtooyada oo la qabanqaabinayo.

Dhinaca kale, khilaafkan ayaa salka ku haya cadaadis siyaasadeed oo guddoomiyaha uga imanaya xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo la sheegay in uu dib uhigay shir uu ku baaqay guddoumiyaha gobolka Banaadir Taabit Kabdi Maxamed oo looga saddli lahaa maqaamka gobolka Banaadir.

Shirka Maqaamka Golokka Banaadir Oo Loo Balansan Yahay 28ka Bishan Ayaa Loo Arkaa Mitte Daba Socda Nidaamka Federaalka Oo Ay Soomaaliya Qaadatay, Iyadoo Shirar Badan Oo Huray Uga Dhacay Magaalada Muqdisho Guddoumiyaha Gobolka Banaadir Uu Dhinac Fadhiyay Madaxda Dowlad Gobolleedyada.

Duqa Muqdisho ayaa ku adkeystay qabashada shirkan waxaana ku taageeray odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beelaha Muqdisho oo sheegay in der joogo waqtigii laga hadli lahaa maqaamka gobolka Banaadir.

Boqor Cabdullaahi Geedi Shadoor oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in madaxweynaha, ra’iisal wasaaraha iyo guddoumiyaha golokka Banaadir yihiin rag saaxiibo ah sidaa ließ Qasab tahay in ay wada shaqeeyaan.

Ilaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay madaxooyada Sooomaaliya oo la xiriira wararaku saabsan khilaafkan la sheegay in uu kala dhaxo guddoumiyaha gobolka Banaadir.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: