Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray magalaada Guraceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi und wien loogu soo dhaweeyey.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka, waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada, iyadoo amaanka magaaladaasi und weinen loo adkeeyey.
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa chu wehliya socdaalkiisa Dhaka Dhulka ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axtmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Ahmed Shaakir, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.
Waxaa la filayaa in Halkaasi Uu Kula Kulmo Kula Qaaqa Ka Mitte Mitte Mai madaxda Galmudug Iyo Qeybaha Bulshada, Waxaana Madaxweynaha Uu Ka Dhageysan Doonaa Qeybaha Bulshada Warbixino Ku Aadan Xaaladohooda Nololeed Iyo Baahiyaha AY Qabaan.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka und Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ist ein Wafdigiisa, der von der Gaujira in der Nähe von Galamudug, Isagoo Horey und Soo Maray Deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland verabschiedet wurde.
SomaliSwiss Guriceel
Â
Â
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.