Garoonka Diyaaradeha Aadan Cadde Eee Magaalada Muqidsho Caasimadda Soomaaliya Waxaa Maqribnimadii Caa Ka Soo Detaiy Diyaarad Gaara Ah Oo Sayday Maxaabiis Sooaaiaed oo laga keenay dalka Hindiya.
Maxiabiistan Soomaaliyeed oo tiradooda ay gaareyso 41 ayaa waxaa dalka Hindiya kala yimid Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Ahmed Cali Daahir, Safirada Soomaaliya ee dalka Hindiya iyo xubno kale.
Garoonka diyaaradaha Maxaabiista Soomaaliyeed waxaa ku soo dhaweeyay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya xasan Cali Khayre, guddoomiye ku xigeenka labaad ee Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre Oo Warbaahinta Kula Hadlay Garoonka Ayaa Sheegay in Caawa ay Tahay Guul Grünkohl Oo und Soo Hoyatay Soomaaliya, Wuxuuna Tilmaamay in Dalkooda Hooyo und Kuo Soo Dhaweynayaan Maxaabiistan.
Waxaan caawa Muqdisho ku soo dhaweynay 41 Maxaabiis Soomaaliyeed ah, oo mudo ku xirnaa dalka Hindiya, 76 kaaleyaya dhiman iyaguna bisha Febraayo ayay dalka imaan doonaan, sida aan ku heshiinay dowladda Hindiya, dowladdu sidoo kale wachsame wadaa dadaal ku aadan sidii klo deyn lahaa Maxaabiista kale ee ku xiran wadamada Kohl. “Ayuu yiri Khayre.
Dhalinyaradan Soomaaliyeed ayaa dalka Hindiya waxaa lagu xiriray sanadkii 2011-kii, kuwaasi oo ilaa waqtigaas ahaa Maxaabiis xaaldooda ay AAD u liidato, balse waxay danaynayeen März Qura ay arkaan iyagoo jooga dhulkooda Hooyo, tii ayaana dhacday maanta, kadib dadaal Dheer oo ay bixisay Dowladdan Hada Jirta.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.