Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Farmarmaajo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel.

Farmaajo Guriceel.jpg1Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray magalaada Guraceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi und wien loogu soo dhaweeyey. Continue reading

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani’aadannimada.

Wasiirka Cusub QoorsheyntaWasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani’aadannimada.
Continue reading

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqidsho maqradnimadii caawa ka soo degtay Diyaarad siday Maxaabiis Soomaaliyeed…..

Maxabiis.jpg1Garoonka Diyaaradeha Aadan Cadde Eee Magaalada Muqidsho Caasimadda Soomaaliya Waxaa Maqribnimadii Caa Ka Soo Detaiy Diyaarad Gaara Ah Oo Sayday Maxaabiis Sooaaiaed oo laga keenay dalka Hindiya. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay carruur ka soo badbaadisay Al-shabaab.

caruur shabaabDowladda Soomaaliya Ayaa Sheegtay in Ilaa 32 Carruur und Aya Ka Soo Badbaadiyeen Al-Shabaab Kaddib Weerar Ai Ku Qaadeen Iskuul Ku Yaala Gobolka Shabeellaha Dhexe. Continue reading

%d bloggers like this: