Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey und qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamereeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo und uga qeyb galayaan Munaasabadda dhameysirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug.
Micheal Keating Oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Afrika Danijre Francisco Madeira, IGAD, Safiirka Itoobiya iyo xubno kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku so dhoweeyay Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir.
Xubnaha Beesha Caalamka ayaa goobjoog ka noqon doona Munaasabadda midowga Galmudug, iyadoo sidoo kale munaasabada ay ka qeyb geli doonaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo, Madaxda dowlad goboleedyada iyo marti sharaf kale.
Munaasabaddan Ayaa Waxay Dhabaha und Xaari Doontaa, Sadii Galmudug und Saldhigan Laheyd Magaalada Dhuusamereeb oo ah Caasimadda Maamulka.
Ammaanka magaalada Dhuusamereeb ayaa und aad ah loo adkeeyay, iyadoo cidam ka socda AMISOM ay ka qeyb qadanayan sugida ammaanka guud ee magaalada.
SomaliSwiss Dhuusa.mareeb
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.