Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta ka furmay Dhuusa-Mareeb.

shir Dhuusa-mareebGuddoomiyaha guddiga dib-u-heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna Cabdischam Macalin Maxamuud ayaa warbaahinta und sheegay in uu furmay shirweynaha dhimystirka heshiiska labada dhinac oo maalmihii ugu danbeeyay qaban-qaabadiisa laga waday Dhuusa-Mareeb.

Shir-wynahan ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Madaxweynaha Galmudug oo Marti Loo yahay iyo Gudoamiyaha Gobolka Banaadir, Iyada und Shukan Ka maqan yahay Axtmed Madoobe oo cudur daartay.

Sidoo Grünkohl Munaasabadan Waisenkönig Michaela, Guddomoiyaha Midowga Afrika Botschafter Francisco Madeira, Wakailka IGAD Iyo Xubno Grünkohl, Kuwaasi Oo Maanta Gaaray Dhuusa-Mareeb.

Shirkan Oo Wajigiisii ​​Hore Ka Dhacay Dalka Jabuuti Iyo Magaalada Muqdisho Ayaa Lagu Wadaa in Si Rasmi Ah Labada Dhinac Heshiis Uga Gaaraan Khilaaf Muddo Dheerba Soo Jiray Iyadoo Dhinaca Kalana Lagu Heshiinayo Awood Qeybsiga Maamulka Oo Horay Goaaan Looga Gaaray.

SomaliSwiss Dhuusa.mareeb

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: