Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna oo maanta guul ku dhamaaday.

shir Dhuusa-mareeb.jpg3Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb Galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo Madaxda dowlad goboleedyada, mas, uuliyiin ka Socota golayaasha dowladda federaalka Soomaaliyaiyo Beesha caalamka.

shir Dhuusa-mareeb.jpg2Munaasabadaas waxaa madaxdu ay ku bogaaadiyeen heshiiska taariikhiga ah ee Labada dhinac horay ay ugu gaareen dalka Djibouti maantana lagu dhameestiray Caasimada Galmudug waxaa ka hadlay halkaas madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay dhinacyada Galmudug iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay heshiiskaas.

Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Oo ugu Horeyn Hadlay Ayaa Sheegay in  Lagu Farxo AY Tahay in Heshiiska La Dhameestiro Isla Markaana AY Diyaar und Yihiin Ahlu Sunna Fulinta Heshiiskaas.

shir Dhuusa-mareeb.jpg1Sidoo Grünkohl Madaxweynaha Galmudug Axted Ducaale Geele Xaaf ayaa Ka Hadlay Oo Isna Sidaas Oo Grünkohl Bogaadiyay Heshiiska Waxaa Uu Muhad Celiyay Ahlu Sunna Sida Ay Aqbaleen in der Hölle Galmudug oo Mitte ah Isla Markaana Hal Maamul Leh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Kula Dar Dawaray Dhinacyada Galamudug Ee Maanta Heshiiska Taarikhiga Ah Kala Saxiixday Iyo Guud Ahaan Shacabka in der Hormala Galamudug Cadawgana Halmeel Looga Soo Wadaaa uu Madaxweynuhu Amaanay Kartida Muujiyeen Ahlu Sunna Iyo Galmudug Labaduba.

SomaliSwiss Dhuusa-mareeb

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: