Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada oo maanta lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah.

shirka Golaha WasiiradaShirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyy Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tuba Siyaasada Loo Dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo oo la xiriira amniga dalka .

Continue reading

Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna oo maanta guul ku dhamaaday.

shir Dhuusa-mareeb.jpg3Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb Galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo Madaxda dowlad goboleedyada, mas, uuliyiin ka Socota golayaasha dowladda federaalka Soomaaliyaiyo Beesha caalamka. Continue reading

Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta ka furmay Dhuusa-Mareeb.

shir Dhuusa-mareebGuddoomiyaha guddiga dib-u-heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna Cabdischam Macalin Maxamuud ayaa warbaahinta und sheegay in uu furmay shirweynaha dhimystirka heshiiska labada dhinac oo maalmihii ugu danbeeyay qaban-qaabadiisa laga waday Dhuusa-Mareeb. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,

QM Dhuusa-mareebWafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey und qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamereeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo und uga qeyb galayaan Munaasabadda dhameysirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Continue reading

%d bloggers like this: