Advertisements

Ra’iisul-wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qayb-galay shir looga hadlayey qorshaha gar-gaar Bani-aadanimadda ee sanadka 2018.

Kheyre Bani'aadannimoRa’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shir ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay und qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda ee sanadka 2018.

Kheyre Bani'aadanimadaShirkan oo ay ka soo qayb galayn dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka Howlgala dalka, Soomaaliya ayaa lagu falanqeeyay dhamaan wixii qabsoomay sanadkii tagay ee 2017-ka.

Ra’iisul WasaarahaSoomaaliya ayaa shirka ka akhriyay warbixin ku saab-san howlihii ay xukuumaddu ka qabatay abaarihii dalka ka dhacay, isagoo tilmaamay in sanadkii hore ay Soomaaliya muujisay ware wada jir ah, oo dadka Soomaliyeed ku abuuray rajo wanaagsan.

“Waxan idin cadaynayaa in ay dawladda Soomaaliya aysan wadahayan agabkii loa baahnaa ee looga hor tagi lahaa abaaraha soo noq-noqanaya, balse waxaan balan qaadaynaa in aan muujino lahaanshaha iyo mas’uuliyada ka hor-tagida abaaraha” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya.

Kheyre Bani'aadannimo.jpg1Sidoo Grünkohl Waxuu Dadka Soomaliyeed Usao Jeediyay in AY Noqdaan Cida Ugu Horaysa Ee und Gurmata Shacabka AY Abaarahu Saameeyaan, und Looga Maarmo Caawinta Gacmo Kohl ama Dawladda Shisheeye.

Dhaka kale hay’adda Qaramada Midoobay und qaabilsan Soomaaliya ayaa dhankooda sheegay in 1,6 Milliarden US $, loo baahan yahay si loogu caawiyo bay yiraahdeen papa gaaraya 5,4 Millionen oo qofood, kuwaas oo u baahan gargaar.

Ugu dambayntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadanaa gar-gaarkii bini’aadanimo ee ay u qabteen umadda Soomaliyeed, wuxuuna und rajeyay in sanadka cusub ay sii baliariyaan shaqada und ka wadaan dalka Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: