Madaxweynayaasha Dowlad Gobolledyada Koonfur Galbeed Iyo Puntland Ayaa Gaaaray Magaalada Dhuusa-Mareeb Oo Lagu Wado in Laguna Qabtay Munaasabad Lagu Soo gabagabeynayo Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu Sunna Waljameeca.
Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa ku soo dhaweeyay labada madaxweynaha maamulka Galmudug Axtmed Ducaale Geele Xaaf io madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa uga soo horeeyay labada madaxweyne magaalada Dhuusa-Mareb, sidoo kale waxaa halkaa ku sugan wafuud kala duwan oo ka socta dowladda federaalka iyo maaamul gobolleedyada dalka.Â
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin shirweynaha dhimystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna isaga oo sheegay in baajiyay safar uu ku tagi lahaa Dhusa-Mareeb.
SomaliSwiss Dhuusa-mareeb
Â
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.