Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam Axtmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin munaasabada Dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ee sagu qabanayo magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud.
Wuxuu sheegay sababta uu ku baaqanayo in ay tahay shaqooyin muhiim u ah Maamulkiisa Jubaland oo uu ka qabanayo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbaada Hoose.
Axted Madooobe ayaa sidoo kale waxyaabaha baajiyay safarka uu ku tagi lahaa Magaalada Dhuusa-Mareeb, waxa uu ku sheegay in ay qeyb ka tahay safaro uu ku soo kala bixinayo qeybo ka mid ah degaanada uu ka arimiyo maamulkiisa ee kala ah Gobolada Jubada Hoose iyo Gedo.
Wuxuu Sheegay Madaxweynaha Jubaland in sooo dhaweynayo Heshiiska lagu mideynayo labada maamul, isagoo tilmaamay in uu yahay mid dhabaha und xaraayo daganaan siyaasadeed iyo hormar gobolka oo soi socdo.
Siduuu qorshaha yahay magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco shir-weyne lagu dhameytirayho heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda io dib u heshisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta golokka Galguduud, und so weiter qeyb galo heshiiska dhameystirka ah.
Bishii Dezember ee sanadkii tagay 2017 magalaada Muqdisho waxaa heshiis ku kalasaxiida Madaxda Maamulada Galmudug iyo Ahlu Suna, heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.
SomaliSwiss Kismaayo
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.