Advertisements

Ra’iisul-wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qayb-galay shir looga hadlayey qorshaha gar-gaar Bani-aadanimadda ee sanadka 2018.

Kheyre Bani'aadannimoRa’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shir ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay und qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda ee sanadka 2018. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo sheegay inuu ka qeyb galeynin munaasabada dhameystirka heshiiska Galmudug.

Ahmed madoobeMadaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam Axtmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin munaasabada Dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ee sagu qabanayo magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud. Continue reading

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Puntland oo gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb, si diiranna loogu soo dhaweeyey.

Garoowe iyo Baydhabo.jpg1Madaxweynayaasha Dowlad Gobolledyada Koonfur Galbeed Iyo Puntland Ayaa Gaaaray Magaalada Dhuusa-Mareeb Oo Lagu Wado in Laguna Qabtay Munaasabad Lagu Soo gabagabeynayo Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Continue reading

%d bloggers like this: