Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

Farmaajo CadaadoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magalaada Cadaado Kulamus kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.Wafdiga madaxweynaah Soomaaliya ayaa xalay magalaada Cadaado waxaa loogu sameeyey munaasbada ballaaran oo soo Dhaweyn ah, iyadoo saaka lawu wado uu mit dem yeshey mas’uuliyiinta Galmudug, waxgaradka iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaah ayaa warbixino kaladuwan ka dhageysan doona bullshada, kuwaasi oo ku aadan baahiyaha ay qabaan iyo sida la isaga kaashan karo taloobooyin dhinaca horumarka ah.

Dhanka kale Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusa-mareeb, halkaasi oo ay ka socoto qaban qabao ku aadan soo dhaweynta wafdiga madaxweynaah.

Safarka Madaxweynaha Soomaaliya und Tagayo Dhuusa-Mareeb ayaa qeyb ka ah sidii uu uga qeyb geli lahaa shirweynahagu dhameytirrayo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen madaxda Galmudug iyo Ahlusuna.

Ammaanka Magaalada Dhuuso Mareeb Ayaa Siweyn Loo Adkeeyey, Iyadoo Ay Ku Sii Qulqulayaan Madaxda Dowlada Goboleedyada Iyo Wafuaud Caalami ah, Kuwaasi oder Ka Qeybgalaya Munaasabadaasi.

SomaliSwiss      Cadaado

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: