Advertisements

Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta galabnimadii gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee G/ Gal-guduud.

Farmaajo Dhuusamareeb.jpg1Madaxweyne  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayey ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Gal-guduud. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta ku wajahan Dhuusa-Mareeb ee xarunta M/ Galmudug.

Farmaajo DhulkaMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C / laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo Ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

Farmaajo CadaadoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magalaada Cadaado Kulamus kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada. Continue reading

Magaalada Dhuusa-Mareeb oo ka socta qabanqaabada soo dhaweynta Farmaajo iyo munaasabada heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca.

Farmaajo DhuusamareebMagalaada Dhuusa-Mareeb Waxaa ka socta qabanqaabada munaa sabad Ballaaran oo lagu wado in Lagu Dhameystirō heshiiskii horey u Dhaxmaray Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Continue reading

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne Trump oo ka dhacaaya Mareykanka …..

USA Protest.jpg1Bannaanbaxyo dhowr ah ayaa ka dhacay magaalooyiinka Mareykanka taasi oo hadalo Gef ah oo ka dhan ah Haiti, El Salvador iyo wadamada qaarada African oo la sheegay in uu jeediyay madaxwayne Trump. Continue reading

%d bloggers like this: