Wasiirka wasaaradda beeraha oo sheegay in qatar weyn ay ku soo wajahan tahay beeraleyda Soomaaliyeed.

Wasiirka wasaaradda beerahaWasairka wasaaradda beeraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen In den Warenkorb legen Hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in Katar, wo ay soo wajahday beareley badan taasoo ka dhalatay cayayan dhabaato ku haya dalagyadii ay beerteten.

Cayayaanka BeerahaWasiirka ayaa walaac ka muujiyay qatarta cayayaankaan duulaanku soo qaaday beeraleyda Soomaaliyeed kaas oo lagu magacaabo Herbst Armeewurm {FAW} waxaana uu wasiirku xaqiiiyyay in uu diirtay cayayaankani dalagii beraleydu ay beerteen wasiirka ayaa xusay in arintani ay qatar galineyso wachs soo saarka cuntada iyo ilaha dhaqaalaha ee beerealeyda dalka.

“Dhibaatada cayayaanka {FAW} oo ist kadis ah dalka ku soo gashay si deg deg ahna ugu baahday mudo yar gudaheed wachsame musiibo kale oo lama filaan ah ku noqotay uguna sii dartay xaalada sugnaan la’aanta cuntada ee awalba wadanka ka jirtay ayna keeneen colaadaha iyo abaaraha badan ee ist badalka cimilada ay qeyb lixaadleh ka mas, uu ahaayin “ayuu yiri Wasiir Saalax.

Cayayaanka Beeraha.jpg1Wasiirka ayaa shirkiisa jaraa, id ku sheegay in wasaaara ay baaq u dirtay hay’adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn ee Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ahba oo ay ku jiraan kuwa saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya isla markaasna dhibaatadaan cusub und du queyso inay dadaal dheeri ah la yimaadaan und loo qaado tilaabooyin deg deg ah oo wachs looga qabanayo duullaanka Cayayaankaan.

Warkaa ka Soo Baxay Wasaaradda Ayaa Lagu Sheegay in Musiibada Ka Dhalatay Cayayaanka FAW ay ku Baahday Dhowr Gobol Oo Dalka ah Sida Shabellada Hoote & Shabellada Dhexe Hiiraan, Bakool Iyo Gedo Iyo Degaano Ka Mitte ah Puntland, Galmudug Iyo Soomaaliland.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: