Advertisements

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka.

Kheyre AmnigaRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Kali Kheyre Ayaa Maanta Shir Guddoumiyey Kulan Looga Hadlayay Amniga Qaranka Oo Lagu Gor-Feynayay Xaaladda Amaan Ee Dalka, Xoojinta Xiliga Kala Guurka Iyo Wadashaqeñta Hay’addaha Amniga Iyo Beesha Caalamka.

Shirkan oo ka Dhacay xarunta Xalane diiraddda lagu saarayay qorshaha diyaarinta ciidankii la wareegi lahaa amna dalka, kuwaa oo badeli dona ciidamada nabad iaalinta und jooga Soomaliya ee Midowga Afrika, dawladda Soomaliyedna ka cawiyay sidii und dib sou ceshen lahayd amaankea, waxaana la isku af- Gartay in Howshan Bilowga und Aysan Noqon Mitte Fadhiida.

Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaliya, Abuukar Islow Ducaale, oo markiiuu shirka dhamaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulankan uu daba socdo shirki Afartii Bishii Dezember ee sanadkii 2017 ka lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay amniga Qaranka.

Waxuu Kaloo tilmaamay in kulanku uu kusoo dhamaaday jawi isfahan, iyadoo ay beesha caalamka Balan qaaday in ay Bixin nicht dhaqalaha iyo qalabaynta ciidanka Militärischen ee Soomaaliya kuwaas oo la waregaya Guud Ahaan amaanka Soomaaliya.

Mudane Ducaale Wuxuu Kaloo Sheegay in Dawladda Sooomaaliya und Diahaar und Tahay in der Waereght Goobaha und Ka Baxaan Cidamadda AMISOM, Iyagoo Kaashayay Shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kalena waxuu tilmaamay in ciidanka qalabka sida ee Soomaliyedna ay diyaar und yihiin in ay la wareegaan shaqadii und ciidanmadda Midowga Africa und Sie haben eine Soomaaliyeed.

Ra’iisul waräre Kheyre oo soo xiray shirka ayaa tilmaamay in xukuumaddiisa ay und diyaar garowday sidii ay ula wareegi lahayd guud ahaan amna dalka, wuxuuna ka mahad celiyay doorkii ay bienesha caalamka ka qaadatay sugida amniga dalka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: