Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Cadaado.

Farmaajo.jpg5Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Ayaa Gelinkii dambe ee maanta Gaaray Magaalada  Cadaado ee maamul Goboleedka Galmdug.

Wafdiga Madaxweynaha Ayaa Safar Dhinaca Dhulka Kaga Yimid Magaalada Gaalkacyo, Waxaana Lagu Soo Dhoweeyay Afaafka Hore Ea Cadaado, Halkaasi Oo ay Uga Hortegeen Dadweyne aad und Fara Badan oo Waddooyinka Taagnaa, Kuwaasi Soo Dhoweeyay Wafdiga Madaxweynaha.

Madaxweynahayo wafdigiisa ayaa waxaa loo gelibiyay Madadooyada Cadaado, halkaasoo und Kuala Kulmayaan Madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug.

Ammaanka Guud ee Cadaado Ayaa und aad ah loo adkeeyay, Waxaa la filayaa in Madaxweynaha ku hoydo caawa Cadaado, waxaa uu berri und gudbi doonaa mahalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Goboleedka Galmudug.

SomaliSwiss    Cadaado

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: