Advertisements

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Cadaado.

Farmaajo.jpg5Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Ayaa Gelinkii dambe ee maanta Gaaray Magaalada  Cadaado ee maamul Goboleedka Galmdug. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka.

Kheyre AmnigaRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Kali Kheyre Ayaa Maanta Shir Guddoumiyey Kulan Looga Hadlayay Amniga Qaranka Oo Lagu Gor-Feynayay Xaaladda Amaan Ee Dalka, Xoojinta Xiliga Kala Guurka Iyo Wadashaqeñta Hay’addaha Amniga Iyo Beesha Caalamka. Continue reading

Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb.

Taabit Galmudug.jpg1Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed io Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, halkaasi und wien loogu soo dhoweeyay. Continue reading

Wasiirka wasaaradda beeraha oo sheegay in qatar weyn ay ku soo wajahan tahay beeraleyda Soomaaliyeed.

Wasiirka wasaaradda beerahaWasairka wasaaradda beeraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen In den Warenkorb legen Hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in Katar, wo ay soo wajahday beareley badan taasoo ka dhalatay cayayan dhabaato ku haya dalagyadii ay beerteten. Continue reading

Shir-sanadeedkii 48aad ee horumarinta dhaqaalaha Adduunka oo ka furmi doono magaalada Davos ee dalka Switzerland 23ka Jennaayo 2018da.

WeltwirtschaftWaxaa magaalada Davos ee dalka Switzerland ka furmi doono 23kh – 26k Bisha Jennaayo 2018da Shir-sanadeedkii horumarinta dhaqaalaha Adduunka, waana Kulankii 48aad. Continue reading

%d bloggers like this: