Shir wadatashi ah oo looga hadlaayo daraasad laga sameyay abaarihii ka dhacay dalka.

Kismaayo AbaarahaShirkan wadatashiga ah oo looga hadday daraasaddi laga sameyay abaarahii ka dhacay dalka sanadihii 2016-2017 ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo kaas oo ay ka qeybgaleen mas’uulayiinta Wasaaradda QorÅŸheynta oo shirka wadatashiga soo qaban qaabisay iyo xubno kale.

Daarasadda waxay qeexaysaa dhibaatada ka dhalatay abaarahii ka dhacay dalka, waxybaaha ugu badan ee keena abaaraha iyo sida looga gaashaman karo, iyadoo diirada la saarayo sidii loa qaadan lahaa natiijada ka soo baxday daaraasadda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Dowlad Gobleedka Jubaland Oo Daraasadda und Qota Dheer Uga Hadday Qeybta Queseso ​​ka Jubaland Ahaan, Waxaana Uu Tilmaamay Sida Wnaagsan Eee ay Dowladda Uga Go’antahay Wachs ka qabashada abaaraha oo si cilmiyeesan Loo dursayo.

Cabdicaadir Aadan Maxamed Agaasimaha Guad ee Wasaaradda Qoorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaa Sheegay in Ujeeddada Kulanka Ay Tahay Sidii Looga Haddli Lahaa Daaasadda La Sameeyay, Waxaana Uu Intaa Ku Daray in Daarasadan Laga Sameyay Gobalada Dalka, Isla Markaaa Aah Tahay in Markii Ugu Horeysay Ee Lagu Soo Bandhigayo Xarunta KMG Jubbaland ee Kismaayo.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda QorÅŸheynta ayaa wada qorÅŸhe ah in der Daraasadan lagu soo Bandhigo Xarumaha Dowlad Gobaleedyada dalka, und wadajir Wachs looga qabto abaaraha dalka ku soo noq noqatay.

SomaliSwiss Kismaayo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: