Ra’iisul-wasaare Khayre oo la sheegay inuu ka qeyb galayo shirka dhaqaalaha Adduunka ee Davos Dalka Switzerland.

Kheyre.jpg8Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galaya shirka Madasha Dhaqaalaha Adduunka kaasi oo ka furmi doono Dalka Schweiz.

Shirka oo ay ka qeybgali doonaan hogaamiyaal ka kala socoda wadamada Caalamka ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha kobaca dhaqaalaha Adddunka iyo sidii loo cawin lahaa wadamada soo koraya oo Soomaliya und kujirto, wuxuuna furmaya bishan Janaayo gudeheeda.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kamid ah hogaamiyaal ka socda Qaradda Afrika, waxaana lafilayaa in uu kulam la yesesho madax ka socota wadamada ku horumaray dhinaca dhaqaalaha.

Shirka Ayaa ah Mitte Muhiimad Gaar ah u Leh Soomaaliya, Maadaama und Ku Jirto Wadamo Yar Oo Afrika ist ein Tira, Kuwaasi und Gaar ah Loogu casuumay.

Dhinaca-Kohl Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Wuxuu Maanta la kulmay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya, Isagoo ka Dhageystay warbixin saabsan haka ay marayaan Howlaha Wasaaradda.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kula dardaarmay madaxda Wasaaradda Maaliyadda in ay soi kordhiyaan dadaalkoodi ku aadan sidii lu horumarin lahaa waxs soo saarka dhaqaalaha Dalka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: