Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-Guduud Oo Maalmaha Soo la Filayo in Ua Gaaro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Lagu Wadaa in der Geea ciidamo ka Socda Howlgalka Midowga Afrika AMISOM.
Ciidamada ayaa waxay xaqiijin doonaan amaanka magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, oo la filayo in ay tagaan wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya.
Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka Mitte ah masuuliyiinta wada qaban qaabada safarka madaxweynaha ee magaalada Dhuusomareeb ayaa xaqiiiyiyay in ciidamada und yihiin kuwa ka qeyb qaadan doono amaanka magaalada.
“Waa la rajeynayaa in ciidamo ka socdo AMISOM und yimaadaan halkaan si ay ala dgaalamaan Al Shabaab, wachsed ay tagajaan haraara magaalada und amaanka loo xaqiiijiyo” ayuu yiri Cabdisamad.
Madaxweyne Farmaajo oo kusugan magalaada Gaalkacyo ayaa la filayaa inuu usii gudbaa magaalooyinka Cadaado, Guriceel, Caabudwaaq iyo magaalada Dhusa-mareeb.
SomaliSwiss Dhuusa-mareeb
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.